Connect with us

somalilandtoday.com

Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Saaka Kulan La Yeeshay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran

focus

Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Saaka Kulan La Yeeshay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran

Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Saaka Kulan La Yeeshay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran

(SLT-Hargeysa)-Kominshanka Doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa saaka kulan la yeeshay madaxda saddexda Xisbi qaran ee  UCID, WADDANI iyo KULMIYE.

Arrimaha la filaayo inay ka wada-hadlaan waxaa ka mid ah diwaan-gelinta cod bixiyayaasha iyo arrimo kale.

Goor dhaw Somalilandtoday kala soco warkan oo faah-faahsan iyo arrimaha ay ka wada-hadleen

More in focus

To Top