Connect with us

somalilandtoday.com

Magacyadda Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Ka Tahriibay Turkiga Oo Ku Geeriyooday Badda Lesvos Ee Dalka Giriiga.

focus

Dhalinyaradan oo la la’aa muddo 5 cisho ah ayaa hada geeridooda la ii xaqiijiyey,

Dhalinyaradan oo ka koobnaa 9 qof 5 ka mid ahna la hubo inay soomaali yihiin ayaa ku geeriyoodey dooni ku qaracantey badda Lesvos ee Giriig, dhalinyaradan ayaa ka baxay Magaalada Izmir ee Dalka Turkiga 28.03.2022.

Inta badan dhalinyaradani waa reer Somaliland sida la sheegayo

Maxamed mustafe xasan

Abdalle mohamed warsame

Ibrahin Axmed bile

Asiya ciise adan

Muna awcabdi ibrahin.

More in focus

To Top