Connect with us

somalilandtoday.com

Britain Oo Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalka Belarus

focus

Britain Oo Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalka Belarus

Britain Oo Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalka Belarus

(SLT-Ukraine)-Britain ayaa ku dhawaaqday qeybtii ugu horreysay ee cunaqabateyn ka dhan ah dalka Belarus oo ku saabsan taageerada ay u fidisay duullaanka Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine.

Tallaabadan ayaa imanaysa maalmo uun kadib markii Britain ay cunuqabateyn kusoo rogtay bangiyada Ruushka iyadoo u mareysa xannibaadda hanaanka caalamiga ah ee lacag-dirista bangiyada ee loo yaqaano SWIFT.

More in focus

To Top