Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Ka Laabtay Go’aan Hore Ay Xukuumaddiisu U Qaadatay Oo Sabab U Ahaa Shidaalka Qaaliyoobay

focus

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka laabatay go’aan ay hore u gaadhay oo ku saabsanaa in la yareeyo xaddiga wasakhda salfar (Sulfur Content) ee shidaalka arrintaasi oo keentay in Ganacsato badan keeni waayaan shidaal.

Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in go’aankaasi laga laabtay si loo helo kayd Shidaal, ganacsada ayuu ugu baaqay in ay Shidaalka keenaan.

Dhawaan dhawr Markab ayaa laga celiyay Dekedda Berbera kadib markii la sheegay in Shidaalka ay sidaan Sulfur-tu ku badan tahay.

More in focus

To Top