Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxwaynaha Biixi Oo Xilalkii Ugu Badnaa U Magacaabay Beeshiisa

focus

Madaxwaynaha Biixi Oo Xilalkii Ugu Badnaa U Magacaabay Beeshiisa

Madaxwaynaha Biixi Oo Xilalkii Ugu Badnaa U Magacaabay Beeshiisa

Madaxwaynaha Somaliland ayaa wakiilada Beesha Caalamka Somaliland Sad-bursiiyo ugu Daray Beeshiisa.

Madaxwayne Biixi ayaa 8  Wakiil oo Beeshisa ah u Magaacabay Wadamada Mihiimka ah ee Somaliland Xidhiidhka la leh.

halka Beela Waawayn oo Somaliland daga aanay Wakiilo lahayn, Kuwa kale Hal iyo Wax la mida uu siiyay.

Muuse Biixi Cabdi ayay Mucaaradku Ku Xantaan Madaxwayne Qabiilku ku Wayn yahay oo Saamiga Beelaha kale siiyay Beeshiisa.

Akhri Qabiilada ay ka soo Jeedan Safiirada Somaliland

1. Safiirka Uganda. Sacad Muuse. Habar Awal

2. Safiirka Jabuuti. Sacad Muuse. Habar Awal.

3. Safiirka Sweden. Sacad muuse. Habar Awal

4. Safiirka Finland. Ciise Muuse. Habar Awal

5. Safiirka Norway. Sacad Muuse. Habar Awal

6. Safiirka Holland. Sacad Muuse. Habar Awal

7. Safiirka Taiwan. Sacad Muuse. Habar Awal

8. Safiirka Jarmalka. Ciise Muuse. Habar Awal

1. Safiirka Maraykanka. Gadabguursi

2. Safiirka Kannada.  Gadabguursi

3. Safiirka Faransiiska Gadabguursi

1. Safiirka UK. Habar jeclo

2. Safiirka Kenya. Habar Jeclo

3. Safiirka Yaman. Habar jeclo?????

4. Safiirka Midowga Afrika. Habar jeclo.

1. Safiirka Imaaraatka. Toljeclo

2. Safiirka Holland. Toljeclo

1. Safiirka Turkiga. Warsangeli

1. Safiirka Sucuudiga. Dhulbahante

2. Safiirka China. Dhulbahante

1. Safiirka Itoobiya. Arab

2. Safiirka Koonfur Afrika. Arab

3. Safiirka Wadamada Bariga iyo Galbeedka Afrika  Kenya jooga. Mr Dhakaar. Arab

4. Ergeyga wada-hadalada Soomaaliya. Arab

Garxajis

1. Safiirka Belgium. Garxajis. Habar Yoonis

Xigasho: Saxafi Cawil

More in focus

To Top