Connect with us

somalilandtoday.com

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo loo doortay xildhibaan

focus

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo loo doortay xildhibaan

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo loo doortay xildhibaan

(SLT-Muqdisho)-Afhayeenka Xuukumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu ayaa maantaa magaalada Beledweyne loogu doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya, kaddib markii uu ku soo baxay doorashada kurigai HOP068.

Moalimu oo kasoo kabanaya dhaawacyo dhawaan kasoo gaadhay qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday ayaa waxaa cod gacan-taag ah ku ansixiyay ergada doorashada kursigaas, kaddib markii uu tanaasulay musharraxii la tartamayay.

Doorashada maanta ee kuraasta Beledweyne ayaa weli socota.

Wixii kusoo kordha halkan ayaad kala socon doontaan.

More in focus

To Top