Connect with us

somalilandtoday.com

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka Magalada Hargeysa

focus

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka Magalada Hargeysa

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka Magalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Dulleedka bari ee magalada Hargeysa waxa goor dhawayd ka Dhacay Shil gaadhi

shilkan gaadhi ayaa waxa oo uu sababay laba gaadhi oo noocoodu yahay Booyad iyo mid Vitz (Tukhaan).

Ma jiraan wax dhimasho ah balse Dhaawacyo soo gaadhay dadkii saarna labada Gaadhi aya loo qaaday Dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa.

More in focus

To Top