Connect with us

somalilandtoday.com

Mas’uul Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Biixi Oo Loogu Yeedhay Xarunta Dambi Baadhista Ee C.I.D

focus

Mas’uul Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Biixi Oo Loogu Yeedhay Xarunta Dambi Baadhista Ee C.I.D

Mas’uul Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Biixi Oo Loogu Yeedhay Xarunta Dambi Baadhista Ee C.I.D

(SLT-Burco)-Mas’uulka tirsan Xukumadda Madaxwayne Biixi ayaa looga yeedhay Laanta Baadhista Dambiyada ee Ciidanka Booliska Somaliland.

Masuulka oo Xil Agaasime Waaxeed ka haya Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa Xarunta Baadhista Dambiyadu waydiisay Su’aalo la Xidhiidha fal uu kula kacay Mulkiilaha Shirkadda Beenyada ee Asli-Maydi ninka la yidhaa Barkhad Jibriil kaas oo isaga oo waraysi bixina uu Kaladhka intuu qabtay ka joojiyay.

Agaasime Waaxeedkan oo la yidhaa Dhuux Cabdilaahi Cabdi ayaan dhankiisa sheegin waxaa la waydiiday.

Maalmahii ugu dambeeyay ayaa arrinkan aad loo hadal yahay iyadoo baraha bulshada aragtiyo kala duwan laga bixinayay.

Talaabadan yeedhmada ah iyo baadhista ayaa la eegayaa waxaa ka soo baxa.

More in focus

To Top