Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Guurtidda Oo Ansixiyey Derejo Bedelkii Ay Golaha Wakiilladu Ku Sameeyeen Degmooyinka Caynaba, Taleex Iyo Baligubadle

focus

Fadhgii 33aad ee kalfadhiga 77aad ee golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtidda mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa uu goluhu ku ansixiyey wax ka bedelka ismaamulka gobollada iyo degmooyinka Xeer no 23, kaas oo golaha wakiiladu derejo bedel kusoo sameeyey saddexda degmo ee kala ah Caynaba, Taleex iyo Baligubadle.

Sidoo kale golaha Guurtida ayaa galay fasaxii caadiga ee kalfadhiga 77aad, kaasi oo qaadan doona mudo laba bilood ah.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top