Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Saaka Safar Ugu Ambobaxay Dalka Jabuuti

News

Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Saaka Safar Ugu Ambobaxay Dalka Jabuuti

Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Saaka Safar Ugu Ambobaxay Dalka Jabuuti

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambobaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti.

Safarka shaqo ee madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha gudaha, Warfaafinta iyo Ganacsiga.

ALLAA MAHAD LEH

Warbaahinta Madaxtooyada JSL.

More in News

To Top