Connect with us

somalilandtoday.com

Fahad Yaasiin Oo Loo Doortay Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya

News

Fahad Yaasiin Oo Loo Doortay Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya

Fahad Yaasiin Oo Loo Doortay Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya

La taliyaha amniga Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee JFS ka dib doorasho ka dhacday Magaalada Baladweyne.

Xildhibaan Fahad Yaasiin Xaaji Daahir wuxuuna helay 70 cod, halka Genaral Dhegocaleen uu helay 24 cod

More in News

To Top