Connect with us

somalilandtoday.com

“Somaliland Waxay Ka Mid Tahay 3-da Dal Ee Adduunka Ugu Fiqiirsan…” Wasiir Cabdillaahi Abokor

News

“Somaliland Waxay Ka Mid Tahay 3-da Dal Ee Adduunka Ugu Fiqiirsan…” Wasiir Cabdillaahi Abokor

“Somaliland Waxay Ka Mid Tahay 3-da Dal Ee Adduunka Ugu Fiqiirsan…” Wasiir Cabdillaahi Abokor

Dastuurka waxaa ka farcama Xeerar faahfaahsan

Si waafaqsan Xeerka ilaalinta Anshaxa iyo Nabadgelyadda Guud Xeer L/r 51/2012

Qodobka 10aad farqadaha 1aad ilaa 4aad ayaa Banaan-baxyada  lagu xusay (  ugu yaraan  3 maalmood ayaa la ogaysiinayaa Duqa Degmada, Gudoomiyaha Gobolka ama Wasiirka Arimaha Gudaha ) si loo ogolaado ama loo diido.

Waxaa ayaan-daro ah in  (Mr. Ambiye) oo Golaha Wakiiladda ambiyay 2 jeer, ayaa shacbi-weynaha Hargeisa doonayaa in u majaro habaabiyo.

Somaliland waa Hooyo Siraad, oo kale dhamaanteen gurmad abaaraha, iyo danyarta haloo gurmado “ sadaqo waa sir” .  Somaliland waxay ka mid tahay 4 Dal ee ugu faqiirsan Caalamka, Xukumaddu waxay u qorshaysay U.S $ 3 millions wax ka qabashadda Abaaraha .

Alla Mahadleh.

Wasiir Cabdilaahi Abokor Cismaan.

More in News

To Top