Connect with us

somalilandtoday.com

Ammaanka Magaalada Hargeysa Oo La Adkeeyay

News

Ammaanka Magaalada Hargeysa Oo La Adkeeyay

Ammaanka Magaalada Hargeysa Oo La Adkeeyay

Ciidamo boolis Ah oo ku gaashaaman qalabka ka hortaga rabshadaha ayaa gaaf-wareegaya agagaarka Madaxtooyada, Golaha wakiillada ilaa Suuqa Hoose , kuwaas oo diyaar u ah sugida amniga iyo ka hortaga isu-soobaxa uu shacabka ugu baaqay xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax .

Balse Shacabka Somaliland oo la daalaadhacaya xaalada adag ee sicir-bararka ayaa isu-soobaxan ka baaqday kadib markii taliska ciidanka booliska Somaliland uu xalay shacabka uga digay in ay isu-soo baxan.

Ma jiro wax dhaqdhaqaaq Ah oo ku saabsan isu-soobaxa oo laga dareemayo magaalada Hargeysa oo loo ballansanaa in uu ka dhaco.

More in News

Advertisement

Feaured

To Top