Connect with us

somalilandtoday.com

Xukumadda Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ku Fulisay 4 Qof

focus

Xukumadda Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ku Fulisay 4 Qof

Xukumadda Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ku Fulisay 4 Qof

(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa saaka toogatay afar gacan ku-dhiigle, kuwaas oo lagu toogtay dulleedka Xabsiga Mandheera.

Maxaabiistan Saaka Qisaasta lagu fuliyay ayaa  shalay subax laga qaaday xabsiga Hargaysa,

Shalay illaa xalay waxaa aad loo adkeeyay agagaarka xabsiga mandheera iyo halka ay qisaastu ka dhacay. Afarta qof ee la qisaasay ayaa dilka ku gaystay magaalooyinka Hargaysa iyo Burco.

More in focus

To Top