Connect with us

somalilandtoday.com

Xukumadda Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulinaysa In Ka Badan 10 Qof

focus

Xukumadda Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulinaysa In Ka Badan 10 Qof

Xukumadda Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulinaysa In Ka Badan 10 Qof

(SLT-Hargeysa)- Xukumadda Somaliland ayaa qisaas Dil Toogasho ah ku Fulinaysa ku dhawaad Toban Maxbuus.

Maxaabiista Qisaasta Dilka lagu Fulinayo ayaa dilal ka Gaystay, Magaalooyinka Hargaysa, Burco iyo Gabilay.

Maxaabiistan Qisaasta lagu Fulinayo ayaa u badan Ciidan Ciidan dilay, iyo Shacab Ciidan dilay,

Warkan waxa warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah ehelada Maxaabiista qisaasta lagu fulinayo, waxaana qisaastani Dhacaysaa sidda xoguhu sheegayaan Maanta ama maalinka bari ah.

Tirada qisaasta lagu fulinayo ayaa xogtu ku sheegtay in ay 10 qof gaadhayaan.

More in focus

To Top