Connect with us

somalilandtoday.com

Wafdi Ka Socda Dawladda UK Oo Uu Ku Jiro Xildhibaankii Baarlamaaka Hor-geeyay Doodii Ictiraafka Somaliland Oo  Socdaal Ku Imanaya Hargeysa

focus

Wafdi ka socda Dawladda UK oo uu ku jiro xildhibaan Gavin Williamson, ayaa 17 bishan la filayaa in ay socdaal ku yimaadaan Somaliland.

Wefdiga ayaa u socda hawlo la xidhiidha Qaddiyada Ictiraafka Somaliland iyo Arrimo kale.

Gavin, ayaa hore u yimid Somaliland isagoo markaa ahaa Wasiirka Gaashaandhigga, iyadoo dhawaana xildhibaanno uu hoggaaminayo ay Baarlamaanka Wddankaasi soo hordhigeen dood ku saabsan Ictiraafka Somaliland.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top