Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda.

focus

Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda.

Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo hore looga caydhiyay xisbiga KULMIYE ayaa maanta kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyadda.

Kulan ayaa la sheegay in uu ahaa Heshiisiin Iyo Islaab Xaadhasho ah dhexmartay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Siyaasiga Maxamuud Xaashi.

Kulanka waxa ku wehelinayay Amb Baashe Cawil iyo xubno kale.

Madaxwaynaha Somaliland iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa muddooyinkii dambe ay siyaasaddu kala fogaysay, ma jiro wax war ah oo wali ka soo baxay.

More in focus

To Top