Connect with us

somalilandtoday.com

Dilal Shalay Iyo Maanta Ka Dhacay Gobolka Togdheer

focus

Dilal Shalay Iyo Maanta Ka Dhacay Gobolka Togdheer

Dilal Shalay Iyo Maanta Ka Dhacay Gobolka Togdheer

Alle ha u naxariistee Hal qof ayaa ku dhintay Dagaal gacan ka hadal ah oo maanta ka dhacay Degmada Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer, Marxuumka iyo ninka dilka gaystay oo dhaawac ah ayaa isu adeegsaday tooray/mindi.

Labo cisho gudahood waa falkii labaad ee si isku mida uga dhacay Degmooyinka Balli-dhiig iyo Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer.

Shalay ayay ahayd markii laba nin oo kale sidan oo kale iskugu dileen degmada Balli-dhiig.

More in focus

To Top