Connect with us

somalilandtoday.com

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Jabuuti

focus

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Jabuuti

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Jabuuti

“Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele waligay lamaan kulmin xumaan iyo samaan midna nama dhexmarin haddanna wax muraad ahi igagama xidhna.

Laakiin saaka waxaan baraha bulshada ku arkayey buuq siyaasadeed oo laga soo sheegayo dalka jabuuti qof wax garad ahi ku farximaayo in xasaradi ka dhalato jabuuti.

Madaexwayne si jujuub ah lagu rido waxaa tusaale inoogu filan Liibiya iyo Soomaaliya taa ugama jeedo in aan taageero u muujiyo madaxdaa hore ama Geele laftiisa balse waxaan la hadlayaa dadka caadiifadaysan ee leh ha ina dhaafo.

 Waxaan leeyay si nabdoon ha loo badalo isaga iyo xukuumaddiisuna ha diyaariyeen qaabkii is badel ku iman lahaa  iyadoo la eegaayo daganaansha dalka iyo waaya aragnimada laga dhaxlay xukun maroorsiga aan qaarkood soo sheegay”

W/Q Abwaan Yuusuf Shaacir

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top