Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga UCID Oo Soo Magacaabay Xubintii Is-casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland + Magaciisa

focus

Xisbiga UCID ayaa usoo xulay Ibraahim Aadam Cali (Ibraahim Macalin), inuu ahaado Xubinta Xisbiga UCID ee komishanka doorashooyinka Qaranka,kadib markii uu is-casilay Cabdifataax Ibraahim Sheekh.

Xisbiga ayaa maanta u gudbiyay madaxweynaha xubinta cusub.

More in focus

To Top