Connect with us

somalilandtoday.com

Xubin Iska Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland

focus

Xubin Iska Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Xubin Iska Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Kominsineer  Cabdifataax Ibraahim Xasan, ayaa gudbiyay dhambaal uu iskaga Casilay xubintii uu ka ahaa Gudiga doorashooyinka ee Somaliland, sida ay ii xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.

Cabdifataax Ibraahim, ayaa is casilaaddiisa la socodsiiyay xafiisyada ay khusayso ee dawladda Somaliland.

Cabdifataax Ibraahim Sheekh waxaa yahay xubinta ugu mudada dheer dhammaan xubnihii soo Maray gudiga doorashooyinka ee Somaliland.

13-kii sano ee ugu dambeeyay waxaa uu ka midnoqday saddexdii guddi doorasho ee isku xigay uguna dambeeyay ee Somaliland.

Waxaana hadda socda qorshe lagu buuxinayo kaalinta uu banneeyay Cabdifataax Ibraahim.

Xigasho: Cabdishakur Dayip

More in focus

To Top