Connect with us

somalilandtoday.com

Xogta: Madaxweyne Biixi Oo Maanta Ka Kulmay Xildhibaannada Golaha Wakiillada, Maxaa Laga Wada-hadlay?

focus

Madaxweyne Muuse Cabdi, oo maanta la hadlay xildhibaanada Wakiillada ee uu madaxtooyada ku casuumay ayaa keliya ku gaabsaday mahadnaq uu u jeedinayo Xildhibaanada.

Sidoo kale waxa uu sheegay in casuumaddani soo daahday oo ay ahayd in wakhti hore uu u sameeyo Xildhibaanada.

Dhinaca Golaha Wakiillada Guddoomiye Cabdirisaaq khaliif Axmed oo keliya ayaa u hadlay.

Munaasabadda waxa kale oo joogay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Guddoomiyaha Golaha Guurtida iyo madax kale.

More in focus

To Top