Connect with us

somalilandtoday.com

“Waxaynu Awoodna Maanta In Aynu 10,000 Oo Booyadood 48 Saacadood Gudahood Ku Keeno Laakiin Waa Haddii Xukuumaddu…” Sheekh Aadan Siiro

focus

Sheekh Aadan Siiro oo ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka jira Somaliland ayaa yidhi

“Waxaynu awoodna maanta ineynu 10,000 (toban kun) oo booyadood 48 (sideed iyo afartan) saacadood gudahood ku keeno Laakiin waa haddii xukuumaddu u soo jeedo,

Waayo samata bixinta dadka ay abaaruhu saameeyen masuuliyadooda lama wada laha oo xukuumada ayaa leh masuuliyaddaas.”

More in focus

To Top