Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo U Yeedhay Dhammaan Safiiradda u fadhiya wadamada Dunida

focus

Somaliland Oo U Yeedhay Dhammaan Safiiradda u fadhiya wadamada Dunida

Somaliland Oo U Yeedhay Dhammaan Safiiradda u fadhiya wadamada Dunida

Dhamaan Safiiradda Somaliland ufadhiya wadamada Dunida oo lagu Amray inay si dhakhso ah dalka Usoo galaan

Xukuumada Somaliland ayaa ku wargelisey dhamaan-ba Danjire yaasha S/land ufadhiya dalalka Debedda inay si dhakhso ah ugu soo Xeroodaan Dalka Gudihiisa

Weli macada si dhab ahna looma oga Sababta wakhtigan loogu yeedhay Danjire yaasha Somaliland ufadhiya wadamada Debedda & Amarkan laxidhiidha in dhamaan Safiiradu ay Gudaha Dalka kusoo Xeroodaan

Balse ilo diblumaasiyadeed oo Xog Ogaal ah ayaa ii Xaqiijiyey in todobaad kan gudihiisa ay dalka kuso waajahan yihiin islamarkaasina ay soo gaadhi doonaan inta badan Safiiradda Somaliland ufadhiya Dalalka Debeddu

More in focus

To Top