Connect with us

somalilandtoday.com

Gaadhiga Dr. Gaboose Oo Muraayado Laga Jejebiyey

focus

Gaadhiga Dr. Gaboose Oo Muraayado Laga Jejebiyey

Gaadhiga Dr. Gaboose Oo Muraayado Laga Jejebiyey

Koox aan weli haybtooda la aqoonsan ayaa burburiyay Gaadhiga Siyaasiga Dr. Maxamed Cabdi Gabboose,

Ka dib markii uu xalay ka soo baxay Shir uu Hotel Adam’s ee Hargeysa uu kula lahaa Madaxda-dhaqanka, Ganacsato iyo Aqoonyahano ee Beesha Degta Koonfurta Hargeysa iyo Degmada Sallexlay.

Ciidamadda Booliska ayaa kudaba jira arrintan.

More in focus

To Top