Connect with us

somalilandtoday.com

Ma Khilaaf Baa U Dhexeeya Wasiir Ciise Kayd Iyo Madaxweyne Muuse Biixi?

focus

Ma Khilaaf Baa U Dhexeeya Wasiir Ciise Kayd Iyo Madaxweyne Muuse Biixi?

Ma Khilaaf Baa U Dhexeeya Wasiir Ciise Kayd Iyo Madaxweyne Muuse Biixi?

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu wasiirkiisa arimaha dibada Dr. Ciise Kayd Maxamuud hordhigay qorshe uu doonayo  inuu ugu wareejiyo wasaarada caafimaadka.

Warar xogogaal ah ayaa sheegay in Wasiir Kayd uu  ganafka ku dhuftay qorshaha Muuse Biixi  isla markaana ku goodiyey in xukuumada uu dibada uga baxayo haddii bedel lagu sameeyo. iyada oo aan isafgarad la gaadhin ayaanu wasiirku safar ugu baxay Taiwan.

Amb baashe cawil oo ay isgarabsanayaan Maxamuud Xaashi oo Kulmiye dib ugu noqonaya ayaanu muuse biixi qorshaynayaa inuu u magacaabo wasiirka arimaha dibada.

More in focus

To Top