Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkad Ay Leeyihiin Ganacsato Ka Agdhaw Madaxtooyada Somaliland Oo Lacago Ku Soo Rogtay Dadka Gaadiidka Kala Soo Degeya Dekedda Berbera

focus

Xukuumadda Somaliland, ayaa saaka dhaqan gelisay Barnaamijka Bad-qabka Gaadiidka, iyada lagu wargeliyey cidkasta oo gadiid kala soo degaysa Dekedda Berbera in ay soo goostaan warqada Bad-qabka Gaadhiga oo ay bixinayaan Shirkaddo gaar loo leeyahay  oo Xukuumaddu Ruqsad u siisay, waxaanay shirkaduhu qiimo iyo tacriifad u samaystay Gaadiidka noocyadiisa Kala duwan sida ka muuqata lifaaqa  Halka hooseka Idiinka Muuqda.

Shaqsiyaadka Ruqsada loo siiyay Barnaamijka Badqabka Gaadiidka ayaa Ah Ganacsato Ka Agdhaw Madaxtooyada.

Gabacsatada Gaadiidka Kasoo Dajiya Dekeda Berbera, ayaa Ka Biyo Diiday Talabadan Lacagta Lagaga Doonayo Waxna Aan looga Qabanayn Waxaanay Saaka Gabi Ahaanba Joojiyeen Inay Wax Gaadiidka Dekeda Ka Cashuuraan.

More in focus

To Top