Connect with us

somalilandtoday.com

Hoggaamiyayaasha Qatar Iyo Imaaraadka Oo Markii Ugu Horreysay Ku Kulmay China

focus

Hoggaamiyayaasha Qatar Iyo Imaaraadka Oo Markii Ugu Horreysay Ku Kulmay China

Hoggaamiyayaasha Qatar Iyo Imaaraadka Oo Markii Ugu Horreysay Ku Kulmay China

Amiir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la kulmay Dhaxal sugaha Abu Dhabi, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, xilli ay ka qeyb galayeen qado uu sameeyay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping Sabtidii, wakaalada wararka ee Qatar ayaa sheegtay Axadii.

Amiirada Qatar iyo Imaaraatiga ayaa ka qeyb galay furitaanka ciyaaraha Winter Olympics ee China ka billaamay, waana markii ugu horeysay oo ay kulan fool ka fool ah yeeshaan labada hogaamiye tan iyo markii ay bilaabatay xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka.

More in focus

To Top