Connect with us

somalilandtoday.com

“Muuse Biixi Waa Musharax, Waana Guddoomiye Xisbi, Isaga Ka Sugi Mayno Kamana Doonayno Inuu Doorasho Noo Qabto…” Xildhibaan Qaasim Saleebaan

focus

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Qaasim Aadan Saleebaan oo ka mida Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland ayaa si weyn u dhaliilay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo ku sugan Magaaladda Sheffield ayaa yidhi sida tan:

“Muuse Biixi Waa Musharax, Waana Gudoomiye Xisbi, Isaga ka Sugi Mayno Kamana Doonayno inuu Doorasho noo Qabto, Maadaama uu Tartame yahay.

Masuuliyadda Doorashadu Waxay Saaran tahay Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Siday hore ugu Cadeeyeen inay Doorashadda Wakhtigeeda ku Qaban karaan, iyagaa laga Rabaa inay soo Gudbiyaan Jadwalka Doorashada Madaxtooyada ee 13th November 2022 oo Dhamaystiran Waana inay ku Dhawaaqaan Xiliga Diiwaangelintu Bilaabmayso”

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top