Connect with us

somalilandtoday.com

Ilhan Cumar Oo Rabta In Mar Sadexaad Loo Doorto Koongareeska Maraykanka

focus

Ilhan Cumar Oo Rabta In Mar Sadexaad Loo Doorto Koongareeska Maraykanka

Ilhan Cumar Oo Rabta In Mar Sadexaad Loo Doorto Koongareeska Maraykanka

Xildhibaanada Ilhan Cumar ee ka tirsan Koongareeska Maraykanka ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in ay mar kale rabto in loo doorto kursiga ay ku fadhido ee gobolka Mennasota.

Waraysi ay dhawaan bixiyay Ilhan ayay ku sheegtay in ay bilaabayso ololaheeda ay ku rabto in mar kale loogu doorto Koongareeska Maraykanka.

Xildhibaanadan ayaa tibaaxday in ay ka shaqyan doonto arimaha sinnaanta dhaqaalaha iyo sii wadida u doodida xuquuqda dadka dulman oo ay sheegtay in ay xiligan tahay mid aad muhiim u ah.

Sanadkii 2020 ayya Ilhan Cumar ku guulaystay in markii labaad loo doorto kurisga ay ku fadhido iyadoo saamayn wayn ku yeelatay siyaasadda Maraykanka iyo caalamkaba.

More in focus

To Top