Connect with us

somalilandtoday.com

Dil Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

focus

Dil Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

Dil Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

Dabley hubaysan ayaa xalay dil u gaystay lammaane is qaba xaafada farxaskule ee magaalada Laascaanood, xilli ay kusii socdeen gurigooda.

Lama oga cidda dilka gaysatay balse waa markii labaad bil gudaheed oo dil noocan oo kale ah oo aan la garanayn cidii gaysatay uu ka dhacay Laascaanood.

Wararka ayaa sheegaya in qoyskan ay aqal gali lahaayeen maalmaha soo socda.

Alle ha unaxariisto qoyskaas gacanta ka xaqdaran ay dishay.

More in focus

To Top