Connect with us

somalilandtoday.com

Xog Culus: Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Guddi Uu KULMIYE Ka Soo Xulay Iyo Deeggaannada Ay Ka Soo Jeedaan

focus

(SLT-Hargeysa)-Afar ka mid ah Guddida madaxweyne Biixi, shalay magacaabay ee Diiwaan gelinta Ururrada Siyaasadda ayaa la ogaaday in ay ka tirsan yihiin xisbiga Kulmiye.

Xubnahan ayaa ka mid ah Golaha dhexe, Guddida fulinta iyo taageerayaal caan ku ah ololaynta Kulmiye.

Qodob ka mid ah shuruudaha Guddidan ayaa dhigaya in shakhsiyaadka Guddidan loo soo magacaabayo ay noqdaan kuwo dhexdhexaad ah.

Lama oga go’aanka xisbiyada mucaaradku arrintan ka qaadan doonaan, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top