Connect with us

somalilandtoday.com

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabay Cabashadii Sawir Qaade Cabdiwaasac Khuum Khaam.

focus

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabay Cabashadii Sawir Qaade Cabdiwaasac Khuum Khaam.

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabay Cabashadii Sawir Qaade Cabdiwaasac Khuum Khaam.

(SLT-Hargeysa)-Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa si rasmi ah uga jawaabay cabashadii ka soo yeedhay Sawir qaade Cabdiwaasac Khuum khaam.

Wasaaradda Warfaafintu waxay ay Sawir qaade Cabdiwaasac Khuum khaam siisay khuum xuquuqdiisii.

Illaa shalay waxa baraha bulshada ka socday mudaharaad xaqiiso loogu raadinayo Sawir qaade Cabdiwaasac Khuum khaam oo ka mid ah hawl-wadeenada Telefishinka Qaranka Soomaaliland.

More in focus

To Top