Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Saaka U Safraya Dalka Imaaraadka Carabta

focus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Saaka U Safraya Dalka Imaaraadka Carabta

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Saaka U Safraya Dalka Imaaraadka Carabta

(SLT-Muqdiso)-Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta tegaya dalka Imaaraadka Carabta kadib marti qaad rasmi ah oo uu ka helay dawladda Imaaraadka.

Safarka Maxamed Xuseen Rooble ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee mas’uul sare oo Soomaali ahi dalkaas ku tago tan iyo sannadkii 2018, markaas oo uu xumaaday xidhiidhka Abu Dhabi iyo Muqdisho.

Waxa Imaaraadka ku sugan madax badan oo Afrikaan ah kana mid yahay raysal wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Masar, lamana oga in safarka Rooble arrimaha socda xidhiidh la leeyahay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top