Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaannada Beesha Madaxweyne Biixi Ee Golaha Wakiillada Oo Xalay Kulan La Yeeshay Amb Baashe Cawil

focus

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaannada Beesha madaxweyne Muuse Biixi ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa caawa la kulmay safiirkii hore Kenya u fadhiyey Somaliland.

Amb .Baashe Cawil ayaa dhawaan iska casilay xil wasiir ku xigeen oo uu Madaxweyne Muuse Biixi u magacaabey isaga oo damaciisu ahaa wasiirnimo.

Xildhibaannadan ayaa hore ula kulmay siyaasi Maxamuud Xaashi waxaanay u muuqata in ay madaxweyne Biixi ugu hawlan yihiin tabliiq siyaasadeed oo ay taageero ugu raadinayaan Kulmiye.

More in focus

To Top