Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Golaaha Laga Saaray Iyo Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex-galay Guddoomiye Khaliif.

focus

Fadhigii saaka ee golaha wakiilada ayaa waxaa uu hadal dhexmaray gudoomiye cabdirisaaq khaliif iyo xildhibaan maxamed abiib hadalka ayaa markii dabe isku bedelay buuq taasi oo sababtay in gudoomiye khaliif uu xildhibaan abiib ku abray inuu debeda ugu baxo fadhiga golaha.

Dhinaca kale xildhibaan Abiib ayaa arrintaasi ka biyo diiday taasi oo markii dabe gudoomiye khaliif ciidanka amaanka ku amray inay xildhibaan maxamed Abiib debeda uga saaraan ugu dabeyn xildhibaanka ayaa debedda la dhigay, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top