Connect with us

somalilandtoday.com

Booliska UK Oo Baadhaya Fal Lagu Soo Eedeeyay Raysal Wasaare Boris Johnson

focus

Booliska UK Oo Baadhaya Fal Lagu Soo Eedeeyay Raysal Wasaare Boris Johnson

Booliska UK Oo Baadhaya Fal Lagu Soo Eedeeyay Raysal Wasaare Boris Johnson

(SLT-London)-Booliiska magaalada London ayaa sheegay in ay baadhitaan ku sameynayaan xafladii lagu qabtay aqalka madaxtooyda Britain ee Downing Street xilligii xayiraadda COVID-19 ay dalka saarneyd.

Taliyaha Ciidanka Booliiska marwo Cressida Dick ayaa sheegtay in baadhitaankan ay ku sameyn doonaan in ay jiraan in la jabiyey shuruucdii xayiraada Covid19 iyo in kale.

More in focus

To Top