Connect with us

somalilandtoday.com

Hay’ad Caalami Ah Oo Sheegay In Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxweyne Biixi Lagaga Guulaysan Doono Doorashada Madaxtinimo Ee Sannadka 2022-ka.

focus

(SLT-Hargeysa)-Africa Center for Strategic Studies oo warbixin xiiso badan ka qoray sannadkan ka dhacaya dalalka afrika oo ay ka mid yihiin Libya, Somalia, Mali, Guinea, Kenya iyo Chad

Doorashooyinka ku soo waajahan Somaliland ayay sidoo kale warbixinta ku xuseen iyaga ayaa sheegay in Xisbiga KULMIYE iyo Madaxweyne Biixi lagaga guulaysan doono doorashada madaxtinimo ee sannadka 2022-ka.

“Inkasta oo aan si rasmi ah u aqoonsanayn, haddana waxa laga yaabaa inay Somaliland ka dhacdo mid ka mid ah doorashooyinka dimuqraadiga ah ee ugu dimoqraadiga badan ee ka dhici doona Afrika sannadkan 2022….”

Warbixinta oo dhammaystiran ka akhriso lifaaqan hoose

https://africacenter.org/spotlight/elections-2022/

More in focus

To Top