Connect with us

somalilandtoday.com

Ma Madaxweyne Biixi Ayaa Been U Sheegay Shacabka Somaliland Mise Dawladda Kenya Ayaa Ka Been Sheegtay Wixii Ay Ka Wada-Hadleen Biixi Iyo Kenyatta??

focus

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in Somaliland ayna Kenya u soo gudbin codsi loogu aqoonsanayo dowlad madax-bannaan.

Wasiirka Arrimaha dibedda Kenya oo ka hadlaysay arrinta Somaliland iyo ta Xidhiidhkooda Soomaaliya ayaa tidhi  “Marka aan ka hadlo Somaliland iyo hadalka ka soo yeedhay Baarlamaanka UK, ma doonayno inaanu ku lug yeelano waxa ay samaynayaan siyaasiyiinta waddamo kale, haatan waxaanu aqoonsanahay nidaamka Federaalka ah ee Soomaaliya, Somaliland-na nooma soo gudbin Codsi ah inaanu u aqoonsano, markaa Soomaaliya waxaanu ula Macaamili doonaa sida dal aanu jaar nahay, Maamullada Soomaaliyana waxaanu ula dhaqmi doonaan qaab xoojinaya Midnimada Soomaaliya..”

Dhan kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi mar uu safar ku tagay magaalada Nairobi waxa uu si cad u sheegay inay dawladda Kenya kala hadleen inay aqoonsato Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top