Connect with us

somalilandtoday.com

Boris Johnson Oo Ay Haysato Fadeexad Uu Xilka Ku Waayi Karo

focus

Boris Johnson Oo Ay Haysato Fadeexad Uu Xilka Ku Waayi Karo

Boris Johnson Oo Ay Haysato Fadeexad Uu Xilka Ku Waayi Karo

Raysal Wasaaraha Britain ayaa culeyskii ugu xoogganaa ee siyaasdiisa kala kulmaya fadeexadda ka dhalatay inuu jabiyay shuruucdii xayiraada COVID-19 kadib markii uu ka qeyb galay xaflad caweyn ah oo ka dhacday beer ku taalla xafiiskiisa.

Boris Johnson ayaa sidan sameeyey xilli dalka intiisa kale la geliyey xayiraad la xidhiidha COVID-19 oo laga ilaaliyey shacabka inay isku tagaan, taasi oo ka cadheysiisay shacabka kuwaas oo hadda dalbanaya inuu xilk ka dego.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top