Connect with us

somalilandtoday.com

Siciid Deni Oo La Kulmay Boqor Buurmadow

focus

Siciid Deni Oo La Kulmay Boqor Buurmadow

Siciid Deni Oo La Kulmay Boqor Buurmadow

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha maamul  Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kula kulmay magaalada Muqdisho Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Maxamed (Buurmadow).

Deni ayaa hoyga Muqdisho uu ka degan yahay ku qaabilay Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Maxamed (Buurmadow).

Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Maxamed (Buurmadow) ayaa uga mahadceliyey Deni qabiilada uu qaabilay isagoona u rajeeyay Puntland Horumar iyo xasilooni waarta.

More in focus

To Top