Connect with us

somalilandtoday.com

Siyaaasi Maxamuud Xaashi Oo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xalay Ku Booqday Guriigiisa.

focus

Siyaaasi Maxamuud Xaashi Oo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xalay Ku Booqday Guriigiisa.

Siyaaasi Maxamuud Xaashi Oo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xalay Ku Booqday Guriigiisa.

(SLT-Hargeysa)-Siyaaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa xalay ku booqday guriigiisa Hargeysa.

Kulanka labada mas’uul ayaa ku soo beegmaya xilli shalay Guddoomiye Xirsi looga yeedhay xarunta Ciidammada Dembi baadhista Somaliland.

Illaa hadda lama oga waxa ay ka wada-hadleen balse kulanka ayaa u muuqday mid uu Maxamuud Xaashi hiil ugu muujinayo guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo shalay looga yeedhay xarunta baadhista dambiyadda ee C.I.D-da.

More in focus

To Top