Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Saaka Looga Yeedhay Xarunta Dambi Baadhista (C.I.D)

focus

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada Booliska Somaliland ayaa maanta xarunta Ciidammada dambi baadhista (C.I.D) uga yeedhay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, sida ilo xogo-xogaal ah ii xaqiijiyeen.

Weli ma cadda sababta Guddoomiyaha Ciidanku ugu yeedhay balse wararka qaar ayaa sheegaya in wax laga waydiinayo hadallo ku jiray Shir jaraa’id oo uu dhawaan qabtay.

Waa markii ugu horraysay ee guddoomiye xisbiga looga yeedho xarunta Ciidammada dambi baadhista (C.I.D) waana dhacdo ugub ku ah dimuqraadiyadda Somaliland

More in focus

To Top