Connect with us

somalilandtoday.com

Dekedda Berbera Oo Maalintii 4-aad Xidhan Iyo Sababta

focus

Dekedda Berbera Oo Maalintii 4-aad Xidhan Iyo Sababta

Dekedda Berbera Oo Maalintii 4-aad Xidhan Iyo Sababta

Marsada caalamiga ee Berbera ayaa maalintii afraad xidhan ka dib marlii ganacsatadii  Alaabta kala soo degi jirtay aanay Wax alaab ah  kala bixin sababo la xidhiidha shirkadda maamusha dekedda Berbera DP World oo kordhisay lacagihi ay ka qaadi jirtay ganacsatada kordhisay.

Waxa saaka suuqa Berbera laga dareemayaa kor u kaca maceeshadeed, sidoo kale wax la saadaalinayaa in arrintan ay sababi karto sicir-barar saamayn ku yeeshan bulsho weynta reer Somaliland oo dhan maadaama oo ay dekedda Berberi tahay koobta kaliya ee alaabta laga soo dejiyo.

Xukuumadda Somaliland wali kama hadlin tallaabadan ay qaaday shirkadda macaash doonka ah ee DP World.

More in focus

To Top