Connect with us

somalilandtoday.com

Maxay Yihiin Qodobada Dastuuriga Ah Ee Uu Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Eedeeyey In Jabiyey Madaxwayne Muuse Biixi??

English

Maxay Yihiin Qodobada Dastuuriga Ah Ee Uu Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Eedeeyey In Jabiyey Madaxwayne Muuse Biixi??

Maxay Yihiin Qodobada Dastuuriga Ah Ee Uu Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Eedeeyey In Jabiyey Madaxwayne Muuse Biixi??

Qodobada dastuuriga ah iyo xeerarka sharci ee guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan soo Taxay ee ku Eedeeyey in Madaxwaynuhu Jabiyey waxay u dhigan yihiin:

•           Baasaaboorkii Ajnabiga ahaa oo aanu celin, islamarkaana uu wali madaxwaynuhu yahay muwaadin Jabuutiyaan ah.

•           Wasiirradii madaxwaynuhu magacaabay oo aan golaha wakiillada la hor gayn, illaa iminkana si sharci darro ah ku shaqaynaya.

•           Faro-galinta dhardhaarradii kale ee dawladnimada sida Baarlamaanka iyo Garsoorka

•           Xadgudub lagu sameeyey xeerkii ismaamulka gobollada iyo degmooyinka

•           Madaxwaynaha oo meesha ka saaray xeer No.71/2015 oo sheegaya kala xadaynta  nidaamnka xukuumadda iyo ha’yadaha madaxa banaan, isagoo Madaxwaynuhu magicii ka bedelay wasaarado badan halka uu qaar kalena kala saaray isagoo aan wax sharci ah u eegin

•           Xad-gudubyada uu Madaxwaynuhu ku sameeyey xeer No.14 iyo xeerka Tamarta, oo labaduba uu sifo sharci darro ah gacmihiisa ugula tagay, isagoo xeerka Tamarta ku sameeyey wax ka bedel aan dastuurku siinin, halka xeer.14 oo uu soo celiyeyna uu ka daba yimi illaa barlamaanka xabadi ka yeedhay.

Halkan hoose ka DAAWO

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in English

To Top