Connect with us

somalilandtoday.com

Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga WADDANI Oo Gurigiisa Hargeysa Ku Booqday Sarreeye Gaas prof Jaamac Maxamed Qaalib

focus

Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa gurigiisa magaalada Hargeysa ugu tagay Sarreeye Gaas prof Jaamac Maxamed Qaalib

“Waxa aan booqasho ugu tagay hoyga uu ka deggan yahay Magaalada Hargeysa Sarreeye Gaas Proff Jaamac Maxamed Qaalib [ Jaamac Yare] oo hore u soo qabtay xilalka Wasiirnimo, Taliyayaal Ciidan, haddana ah Qoraa & Bare Jaamacadeed oo runtii ka mid ah dadka faro ku tiriska ah ee keydinta iyo raad-raaca taariikhda Somaliland & Soomaalida xilkasnimo iska saaray.

Jaamac Yare, markasta oo aan kulanno, ogaalkayga wax weyn buu ku soo kordhiyaa, doorkanna amuuro culeyskooda leh baan ka sheekeysannay. Ilaahay Cimriga & Caafimaadkaba ha u kordhiyo. Aamiin,” ayuu Yidhi Mudane Cabdiraxmaan Cirro

More in focus

To Top