Connect with us

somalilandtoday.com

Buuhoodle: Foostada Biyaha Oo Gaadhay $5 Dollar

focus

Buuhoodle: Foostada Biyaha Oo Gaadhay $5 Dollar

Buuhoodle: Foostada Biyaha Oo Gaadhay $5 Dollar

Magaaladda Buuhoodle iyo Deegaanada hoos yimaada waxa ka jirta biyo la’aan baahsan oo saamayn ku yeelatay dad iyo duunyoba.

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaaladda Buuhoodle Gudaheeda ayaa foostada biyaha qiimaheedu uu gaadhay $5.

More in focus

To Top