Connect with us

somalilandtoday.com

“Farmaajo Waa In Uu Iscasilo…” Ilhaan Cumar Oo Ka Tirsan Aqalka Congress-Ka Maraykanka

focus

“Farmaajo Waa In Uu Iscasilo…” Ilhaan Cumar Oo Ka Tirsan Aqalka Congress-Ka Maraykanka

“Farmaajo Waa In Uu Iscasilo…” Ilhaan Cumar Oo Ka Tirsan Aqalka Congress-Ka Maraykanka

(SLT-Washington)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka koongareeska dalka Maraykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo inuu iscasilo islamarkaana dalka doorasho degdeg ah laga qabto.

Ilhaan Cumar oo hadalkaan ku sheegtay qoraal ay kusoo qortay barteeda twitter-ka ayaa waxay ku sheegtay inuu muddo sannad ka hor ah dhammaaday muddo xilleedka madaxweyne Farmaajo.

“Farmaajo sannad ayaa ka soo wareegay markuu xilkiisii dhamaaday. Waxaa la joogaa wakhtigii uu meesha ka bixi lahaa, oo doorashada wakhtiga dheer soo habsaantay ay u qabsoonto sida ugu dhakhsaha badan,” ayay tidhi Ilhaan.

More in focus

To Top