Connect with us

somalilandtoday.com

Guddiyada Beelaha GARJAXIS Iyo HABARJECLO Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Hargeysa.

News

Guddiyada Beelaha GARJAXIS Iyo HABARJECLO Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Hargeysa.

Guddiyada Beelaha GARJAXIS Iyo HABARJECLO Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)-Guddiyada Beelaha Garjaxis iyo Habarjeclo, ayaa kulan xasaasi ah oo lagaga hadlay arrimo kala duwan ku yeeshay Magaalada Hargeysa.

Kulankan oo labada dhinac kaga hadleen xaaladda siyaasaddeed uu dalku marayo, ayaa la sheegay in ay dhawaan ka soo saari doonaan go’aamo ay ka midaysan yihiin.

Xigasho: Saab TV

More in News

To Top