Connect with us

somalilandtoday.com

FLY Dubia Oo Maanta Dib U Bilowday Duullimaadyada Ay Ku Iman Jirtay Garoonka Hageysa.

focus

FLY Dubia Oo Maanta Dib U Bilowday Duullimaadyada Ay Ku Iman Jirtay Garoonka Hageysa.

FLY Dubia Oo Maanta Dib U Bilowday Duullimaadyada Ay Ku Iman Jirtay Garoonka Hageysa.

Diyaaradda FLY Dubia ayaa maanta dib u bilowday Duullimaadyada ay ku iman jirtay Garoonka Hageysa.

Muddo saddex maalmood ah ayay todobaadkii u kala gooshi doontaa Dubia iyo Hargeysa.

Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Biyaha Cali Marreexaan, ayaa Garoonka ku soo dhaweeyay.

More in focus

To Top